DAAWO: Beesha Duduble Oo Geel & Ari Ku Wareejiye Shirka Wadatashiga Dh.mareeb

Beesha Maxamuud Hiraab (DUDUBLE) oo ka mida beelaha somaliyeed ee reer Gal-Mudug ayaa waxeey ku wareejiyeen shirka Maamulgobaledyada Dhuusamareeb Geel iyo ari ay ugu tala galeen Sooryada Martida Maamulada Shirka ka soo qeyb galay iyagoo si toosa ugu wareejiyay Maamulka Caasimada DHUUSAMAREEB Gal-Mudug

HALKAAN KA DAAWO