Ambassador Maxamud Ahme Nur Tarzan Daawo Wareysiyo Xasassi ah

Ambassador Maxamud Ahme Nur Tarzan Daawo Wareysiyo

Safiirka Somaliya u Jooga Dalka Kenya oo aan halkaan ku soo koobi karin waxqabadkiisa iyo Taariiqdiisaba Xiliyadii uu ahaa Maayerka Caasimada oo la Xasuusto Shaqadii iyo isbadalkii weynaa ee uu ka sameeyay Magaalada Muqdisho Dhamaan waxqabadka Ambassador Tarsan ayaan isku dayeeynaa inaan Qeybo kala duwan aan idiin soo bandhigno

ee Daawasho Wanaagsan