HAMBALYO HAMBALYO Jaaliyadaha Somalida Dalalka Swedan Uk Danmark iyo Finlan oo Hambalyo u Diraayo Reysalwasare inj-Maxamed Xussen Rooble

Waxaa iska dabasoo dhacaayo hambalyada Reysalwasaare ing-Maxamed Xuseen Rooble Dr- Cali Sheeq Cismaan  oo ah Tafatiraha Warbaahinta Dooxo News Ahana Gudoomiye Ku xigeenka Dooxo Diaspora Farum iyo Dhamaan Madaxda Xubnaha Gudiga iyo Jaaliyada DDF ayaa Hambalyo u diraya Reysalwasare Maxamed Xussen Roble oo uu sheegay inuu yahay nin u qalmo karti iyo aqoon uu ku hogaamiyo leh waxaan alle ugu baryayaa inuu shaqadiisa alle u fududeeyo

Sidoo kalle waxaa Hambalyo Naga Soo Gaareysaa Jaaliyadaha Soomaliyeed ee degan Swedan Danmark Finland iyo UK

Ex-Xildhibaan Qaliif Muxumed Xaaji

C/qaadir Ali Dhaahir Sharaf

C/laahi Ahmed Xaaji Gacmadheere

Maxamed Cali Muuse

Cabdi Cali DHaxe

Ex Xildhibaan Cabdulqaadir Cukaashe

Cabdulaahi Cali Muuse

Gudoomiyaha Sportiga Jaaliyada Somalida Dalka Finlad C/qaadir Axmed Nuur Qooje

Cabdi Axmed Xaaji Dhicis

Yuusuf Maxa.ed Cali Qowdhan Gudoomiyaha Jaaliyada Danmark

Cabdulaahi Cali Mohamed

DADBADAN AYAA SOO DIRAY QORMOOYIKA DAMBE AYAAN KU SOO GUDBINEYNAA INSHA ALLAAAH

HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO

Waxaan alle ugu baryayaa inuu shaqadiisa alle u fududeeyo