Wafdi ka kooban xildhibaanno iyo guddiga doorashooyinka Jubbaland oo gaaray Afmadow+(Sawirro)

Kismaayo:-Wafdi ka kooban Xildhibaano iyo gudigga madaxa bannana ee doorashooyinka iyo xuduudaha Jubbaland ayaa maanta gaaray degmada Afmadow ee gobolka Jubadda hoose. Xildhibaan Xasan Cabdi Ismaaciil oo kamid ah golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya,Guddoomiyaha Gudigga Doorashooyinka Jubbaland Xamse Cabdi Barre iyo Xildhibaan Sahra Dable oo kamid ah golaha wakiilada Jubbaland ayaa qayb ka ah wafdiga

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *