Washington:- Xoghayaha dhinaca saxaafadda u qaabilsan aqalka cad ee looga arrimiyo Maraykanka haweeneyda lagu magacaabo Kayleigh McEnany ayaa laga helay cudur sidaha Corona Virus, sida ay ku caddeysay war rasmi ah oo ay ku soo qortay bogeeda Tiwiiter-ka. Kayleigh McEnany ayaa sheegtay in dhawr mar oo hore laga qaaday tijaabada cudurkan, balse baaritaankii u dambeeyey [