Madaxweyne ku-xigeenka dalka Taiwan ayaa hadallo u muuqda kaftan iyo muujinta xidhiidhka saaxiibtinimo ee ka dhexeeya dalkiisa iyo Somaliland waxa uu bartiisa twitter ugu qoray Madaxweyne ku xigeenka Somaliland mudane Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) William Lai Ching-te oo ah Madaxweyne ku-xigeenka Taiwan ayaa isaga oo ka jawaabaya hambalyo uu Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland bartiisa twitter ka