Masaajidka ceelasha biyaha By admin - December 16, 2020 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Masjidka ceelasha biyaha, oo ah mashruuca labaad ee aay DOOXO DF si furcaddi leh uga qeyb qaadatay uguna dhaqaaqday gurmad walaal oo ka kooban dhisme masaajid iyo dugsiga carruurta quraanka lagu baro.