Qeybtii 3-aad ee silsiladii geni Ee falastiin Warsame ugu jawaabtay Abwaan Farxan Isse Raandhiis.

Qeybtii 3-aad ee silsiladii geni Ee falastiin Warsame ugu jawaabtay
Qeybtan waxaa ka dhex muuqda oo ay Falastiin Warsame carrabka ku dhufatay ammaanna kala dhul dhacday dadka iyo degaannada XORDEGE.