Beesha Caalamka oo DF iyo Mucaaradka Ugu Baaqday Wada hadal iyo In Laga Waantoobo...
Beesha caalamka ayaa qoraal ay kasoo saartay xaaladda Soomaaliya waxaa ay dhinacyada kala duwan ee dowladda federaalka ah iyo mucaaradka ugu baaqday wadahal, iyada...
Cumar Filish oo dibad-baxyadii Muqdisho la xiriiriyey Kenya
Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir, ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa si adag uga hadlay dibad-baxyadii rabashadaha watay ee shalay ka...
Bangiga Dhexe ee Soomaaliya oo beeniyay in al-Shabaab ay adeegsadaan Bangiyada dalka
War-saxaafadeed uu soo saaray Bangiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa lagu beeniyay warbixin dhowaan lagu daabacay wargays-ka New York Times oo sheegeysay in qaar kamid...
DAAWO MUUQAALKA LIISKA GOLAHA WASIIRADA CUSUB EE SOMALIA (VIDEO)
DAAWO MUUQAALKA LIISKA GOLAHA WASIIRADA CUSUB EE SOMALIA
https://youtu.be/T58GdoLexE0
Magacyada iyo beelaha ay kasoo jeedaan wasiirada cusub ee xukuumada Rooble
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay ku dhowaaqay Golaha Wasiirada Cusub ee xukuumaddiisa, ee muddada laga sugayey, kuwaasi oo ka kooban 27...
Farmaajo oo R/W ROOBLE ku amaanay hal mid kahor magacaabistii wasiirada
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku bogaadiyey Wasiirka Koowaad ee dalka Mudane Maxamed Xuseen Rooble soo dhisidda xukuumad cusub.
Farmaajo ayaa xukuumadda ku qeexay...
Fanaanaddii Seynab Xaaji Cali Baxsan oo ku Geeriyootay Muqdisho
Allah u naxariistee waxaa goor dhow magaalada Muqdisho ku geeritootay Seynab Xaaji Cali Baxsan oo kamid aheyn fanaaniintii hore ee Soomaaliyeed.
Sanab ayaa muddooyinkii dambe...
Madaxweyne Laftagareen oo Maanta Furay Kalafadhiga Labaad Ee Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed
Madaxweynaha dowlad goboledka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-Gareen ayaa maanta furay Kal-Fadhiga labaad ee golaha wakiillada Koonfur Galbeed isagoo khudbadiisa furitaanka kaga...
Ra’iisalwasaare Rooble oo Ku Dhawaaqay Golaha Wasiirrada Cusub
Ra,iisalwasaare Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa goordhow oo caawa waxaa uu ku dhawaaqay golaha wasiirrada cusub, kuwaas oo ka la shaqeyn doona.
Wasiirrada la magacaabay...
Qoor Qoor oo agaasime cusub u mgacaabay madaxtooyada GALMUDUG
Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa maanta magacaabis sameeyey, kadib wareegto ka soo baxday xafiiskiisa.
Qoor Qoor ayaa...