Tuesday, January 19, 2021

Taliska Booliska oo sheegay laba Askari inay ku dhinteen Qaraxii Ciidanka lala eegtay

Taliska Ciidanka Booliska Somaliya ayaa waxa ay faah faahin ka bixiyeen Qarax Miino oo saaka lala eegtay Ciidamo ka tirsan Booliska, kaasi oo ka...
video

Waraysi Xildhibana Cabdiraxman Jiimi wixii ka qabsoomay xaalada Corono Virus Espoo

Waraysi Xildhiban Cabdiraxman Ali Jiimi oo ka mida Xildhibaanada Dalka Finland Todobaadka iyo wixii ka qabsoomay xaalada Corono Virus Espoo Daawo https://www.youtube.com/watch?v=C9IOmgjkAl4&feature=youtu.be

Dib u dhac ku yimid furitaankii shirka Dhuusamareeb + SababtaDib u dhac ku yimid...

Waxaa maanta dib u dhac ku yimid shirkii madaxda maamul goboleedyada oo qorshuhu ahaa inuu ka dhaco magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug. Sida ay ogaatay...

Shiinaha oo si kulul uga soo horjeestay xiriirka Taiwan iyo Somaliland

Safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya ayaa si kulul uga soo horjeestay xiriirka ay sameysteen Somaliland iyo Taiwan oo labadaba ah maamulo horay ugu dhawaaqay gooni...

AFRICOM YET TO COMPENSATE SOMALI FAMILIES, DESPITE CASUALTY ADMISSIONS.

In response to a quarterly civilian casualty assessment report issued today by U.S. Africa Command, Brian Castner, the Senior Crisis Advisor for arms and...

Guddiga Doorashooyinka Madaxabanaan oo diiwaangeliyay 8 xisbi oo cusub

Guddiga Madaxbanaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa maanta Shahaadooyinka KMG ah ee diwaangalinta siiyay 8 xisbi oo ku biiraya xisbiyadii Guddiga uu horey u diwaangaliyay.. Munaasabadda...

Soomaaliya oo kaalinta 1-aad ka gashay qiimaha ugu jaban ee Internet-ka

Muqdisho (DOOXO Online) – Marka la eego Internet-ka maanta waa baahida ugu badan ee lagu xakameeyo wax waliba oo la doonayo in horay loosii qaado,...

Axmed Madoobe oo ka digay muddo kororsi loo sameeyo dowladda Madaxweyne Farmaajo

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo xalay ka hadlayay Munaasabadda 1-da Luulyo oo ka dhacday Kismaayo ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee...

Daawo: Waare oo arrin yaab leh ka sheegay canshuurta Muqdisho iyo khudbadiisa oo noqotay...

Dhuusomareeb (DOOXO NEWS) – Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cali Waare ayaa khudbad xiiso leh ka jeediyay furitaanka shirkii wadatashiga ee madaxda maamul goboleedyada ugu furmay magaalada...

Xisbiyada Somaliland oo heshiis rasmi ah ka gaaray arrimaha doorashooyinka Maamulkaasi

Hargeysa (DOOXO NEWS) – Hoggaanka xisbiyada Somaliland ayaa maanta heshiis cusub oo ku aadan arrimaha doorashooyinka maamulkaasi ku gaaray Hargeysa. Hoggaanka saddex xisbi ee kala ah...

Xubnaha Dooxo Diaspora Forum