Thursday, March 4, 2021

Axmed Madoobe oo ka digay muddo kororsi loo sameeyo dowladda Madaxweyne Farmaajo

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo xalay ka hadlayay Munaasabadda 1-da Luulyo oo ka dhacday Kismaayo ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee...

Nin hubeysan oo dad kasoo wada jeeda hal qoys ku laayey duleedka Muqdisho

Wararka aan ka heleyno deegaanka Tabeellaha Sheekh Ibraahim oo dhaca duleedka koonfureed ee Muqdisho, waxa ay sheegayaan in goor dhaw nin hubeysan uu weeraray...

Bixinta adeega warqada dembi la’aanta ee CID-da oo maanta dib loo bilaabay.

Muqdisho:-Maanta oo tallaado ah Waxaa dib loo furay Xaruntii dadka ay ka heli jireen warqadda dembi la’aanta ee CID-da, kadib markii  loo xiray saameyntii...

Ciidanka Xoogga oo Howl-gal Qorsheysan ku dilay laba horjooge oo ka tirsanaa Al-Shabaab

Ciidanka kumaandooska XDS ee danab ayaa howgal qorsheeysan waxeey kasameeyeen degaanka Urunji oo hoostaga degaanka Janaale ee Gobolka shabeelaha hoose halkaasi oo maleeshiyaadka al-Shabaab...

UK warns against travel to Somalia, urges citizens to leave

NAIROBI (DOOXO NEWS) – The UK has renewed its travel restrictions to Somalia urging its citizens against any travel to the country. In a renewed travel...

Galmudug oo beenisay Ciidanka Haramcad in laga saarayo Dhuusamareeb

Galmudug ayaa ka hadashay warar saacdihii la soo dhaafay la isla dhex maraayay, kaasi oo ku saabsan Ciidamada Haramcad ee jooga Magaalada Dhuusamareeb in...

Ra’iisul Wasaarihii hore Somaliya oo dalka Turkiga ku geeriyooday

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Somaliya, Xasan Abshir Faarax ayaa goor dhow ku geeriyooday dalka Turkiga, sida ay xaqiijiyeen qaar ka tirsan eheladiisa. Marxuum Xasan Abshir...

Lionel Messi tells Barcelona he wants to leave – sources

Lionel Messi has told Barcelona that he wants to leave the club this summer, sources have confirmed to ESPN. The club confirmed to ESPN Deportes’ Jordi Blanco on...

C/raxmaan C/shakuur “Buugga Villa Somalia wax ka fiiriso, waxaa laga soo minguuriyay Addis Ababa”

Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir C/raxmaan C/shakuur Warsame oo xalay ka hadlayay Munaasabad uu Xisbigiisa Wadajir ku qabtay magaalada Muqdisho laguna xusayay 1-da Luulyo ayaa ka...

Madaxweynaha Jubbaland oo gaaray Magaalada Dhuusamareeb (SAWIRRO)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland, Axmed Maxamed Islaam iyo Wefdi uu hoggaaminayo, ayaa galabta Gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Galmudug, halkaas oo saacadaha soo socda...

Xubnaha Dooxo Diaspora Forum