Sunday, March 5, 2023

Farmaajo oo R/W ROOBLE ku amaanay hal mid kahor magacaabistii wasiirada

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku bogaadiyey Wasiirka Koowaad ee dalka Mudane Maxamed Xuseen Rooble soo dhisidda xukuumad cusub. Farmaajo ayaa xukuumadda ku qeexay...

Fanaanaddii Seynab Xaaji Cali Baxsan oo ku Geeriyootay Muqdisho

Allah u naxariistee waxaa goor dhow  magaalada Muqdisho ku geeritootay Seynab Xaaji Cali Baxsan oo kamid aheyn fanaaniintii hore ee  Soomaaliyeed. Sanab ayaa muddooyinkii dambe...

Madaxweyne Laftagareen oo Maanta Furay Kalafadhiga Labaad Ee Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed

Madaxweynaha dowlad goboledka  Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-Gareen ayaa maanta furay Kal-Fadhiga labaad ee golaha wakiillada Koonfur Galbeed isagoo khudbadiisa furitaanka kaga...

Ra’iisalwasaare Rooble oo Ku Dhawaaqay Golaha Wasiirrada Cusub

Ra,iisalwasaare Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa goordhow oo caawa waxaa uu ku dhawaaqay golaha wasiirrada cusub, kuwaas oo ka la shaqeyn doona. Wasiirrada la magacaabay...

Qoor Qoor oo agaasime cusub u mgacaabay madaxtooyada GALMUDUG

Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa maanta magacaabis sameeyey, kadib wareegto ka soo baxday xafiiskiisa. Qoor Qoor ayaa...

Ilhaan Cumar oo shaacisay qorshe uu damacsan yahay Trump oo ‘halis ku ah’ nolosheeda

Ilhaan Cumar oo ka tirsan golaha Congress-ka dalka Mareykanka ayaa jawaab kulul ka bixisay eedeyntii uu dambeysay oo uu u jeediyey madaxweyne Donald Trump...

Ciidamada ammaanka oo baro koontorool oo hor leh ka sameystay Muqdisho + Sawirro

Ciidamada ammaanka ee dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maalmihii u dambeeyey kordhiyey baraha koontarool ee ku yaalla magaalada Muqdisho, kuwaas oo lagu baaro...

Dhagxaantii laga qaaday jidadka MUQDISHO oo ay beddeshay caqabad cusub

Inkastoo la qaaday guud ahaan dhagxaantii la dhigay wadada Wadnaha ee magaalada Muqdisho, islamarkaana munaasabad lagu furayay wadooyinkii xirnaa Talaadadii lagu qabtay Muqdisho, ayaa...

Sacuudiga oo ku ceeboobay cod-bixin ka dhacday QM

Saudi Arabia ayaa Talaadadi ku guul-darreystay inuu xubin ka noqdo, Golaha Xuquuqda Aadanaha ee Qaramada Midoobay, hase yeeshee waxaa Golahan oo ka kooban 47...

Orodyahan Mo Farah oo xil looga dhiibay dalka Jabuuti

Maxamed Faarah oo loo yaqaano (Mo Farah) ayey dowladda Jabuuti u magacowday Safiirkooda Maamulka Dekeddaha iyo aagga xorta ah (DPFZA). Dowladda Jabuuti ayaa dib u...

Xubnaha Dooxo Diaspora Forum