81 ruux lagu dilay rabshadaha Itoobiya iyo Ciidamo Milateri la geeyay magaalooyinka
Ciidamo Milateri ah ayaa la geeyay qaar ka mid ah magaalooyinka dalka Itoobiya, iyadoo rabshadaha ka socda Gobolka Oromada uu sii xoogeystay, kaddib dilkii...
Shiinaha oo si kulul uga soo horjeestay xiriirka Taiwan iyo Somaliland
Safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya ayaa si kulul uga soo horjeestay xiriirka ay sameysteen Somaliland iyo Taiwan oo labadaba ah maamulo horay ugu dhawaaqay gooni...
Boqorka iyo Dhaxal Sugaha Sacuudiga oo hambalyo u soo direy Madaxweynaha Soomaaliya
Boqorka Dalka Sacuudi Carabiya Boqor Salmaan Bin Cabdicasiis iyo dhaxal sugaha dalkaas Maxamed Bin Salmaan ayaa dhambaal Hambalyo ah usoo diray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya...
Ra’iisul Wasaare Kheyre oo maanta booqday Safaarada Soomaaliya ee dalka Qadar
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre iyo Guddoomiyaha Bangiga Dhexe ee dalka Mudane Cabdiraxmaan Maxamed oo magaalada Dooxa booqasho ku jooga...
Maamulka Galmudug oo ka hadlay dagaal ka dhacay Dhuusamareeb
Wasaaradda Amniga Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa ka hadashay iskahorimaad hubeysan oo maanta ku dhex maray magaalada Dhuusamareeb Ciidamo ka wada tirsan dowladda Federaalka ku...
Shan Qodob oo ka soo baxay shirkii Dhuusamareeb (War-murtiyeed)
Shirkii wadatashiga ee madaxda dowlad goboleedyada dalka uga socday magaalada Dhuusamareeb ayaa laga soo saaray war-murtiyeed.
Shirka oo looga hadlay xoojinta iskaashiga Dowladaha Xubnaha ka...
Maxaa kasoo baxay shirarkii kala duwanaa ee Dhuusamareeb ka dhacay
Dhuusamareeb DOOXO NEWS Saacadahii lasoo dhaafay waxaa magaalada Dhuusamareeb shirara gaar-gaar ah ku yeelanayay madaxda dowladda Federaalka iyo dowladaha xubnaha ka ah.
Shirka ugu muhiimsanaa...
TURKIGA oo sameynaya dhoolla-tus militari xilli ay kasii dartay xiisadda Greece
Dowladda Turkiga ayaa ku howlan sameynta dhoolla-tus millateri, kadib markii ay dhawaan shaacisay in Badda (Mediterranean Sea) ay ka heshay Saliid iyo Gaas dabiici...
Uhuru Kenyatta oo lagula taliyay inuu garab weydiisto Farmaajo.
Warbaahinta dalka Kenya ayaa hadal haya war kasoo baxay siyaasi horay usoo qabtay xil qaran oo madaxweyne Uhuru Kenyatta kula taliyay inuu madaxweynaha Soomaaliya...
Beesha caalamka oo ka aamusan heshiiskii Muqdisho lagu gaaray
Beesha caaalamka ayaa weli ka aamusan heshiiskii dhameystirka hannaanka doorashada ee dhawaan ay Muqdisho ku gaareen dowladda federalka Soomaaliya iyo dowladdaha xubnaha ka ah.
Inkastoo...