Kenya oo dhaqaale xumo wajaheysa kadib xayiraad ay saareen Somalia iyo dal kale
Waxaa soo kordhaya cadaadiska ganacsatada Kenya ay ku hayaan dowladda kadib markii gebi ahaanba Soomaaliya iyo Tanzania ay gaareen go’aan ay xayiraad ku saareen...
Taliyihii ciidanka DANAB oo xilka laga qaaday, xili uu xabsi ku jiro iyo mid...
Taliyihii guutada 16-aad ee kumandooska DANAB, Gaashaanle Ismaaciil Cabdimalik Maalin ayaa maanta si rasmi ah xilka looga qaaday, xili uu xiran yahay muddo ku...
Madaxweyne Laftagareen oo Maanta Furay Kalafadhiga Labaad Ee Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed
Madaxweynaha dowlad goboledka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-Gareen ayaa maanta furay Kal-Fadhiga labaad ee golaha wakiillada Koonfur Galbeed isagoo khudbadiisa furitaanka kaga...
Ilwad Elman oo sanadkii labaad u sharraxan abaal marinta nabada aduunka
Ilwad Elman oo ah Gabadh Soomaaliyeed oo u dhaqdhaqaaqda Nabadda ayaa markii labaad kamid noqotay dadka u sharraxan abaalmarinta nabada adduunka ee Nobel Peace...
Odayaasha beelaha Hawiye oo soo saaray digniin culus
Kulan ay maanta Muqdisho ku yeesheen odayaasha dhaqanka beelaha Hawiye ayaa laga soo saaray war-saxaafadeed, kaas oo ay uga hadleen arrimaha doorashooyinka dalka, iyagoo...
Xaaladda Ustaad Jiim Sheekh Muumin oo ka sii dareysa
Waxaa maalinba maalinta ka dambeysaa ka sii dareysa xaaladda caafimaadeed ee Ustaad Jiim Sheekh Muumin, oo magac iyo sumcadba ku dhex leh bulshada Soomaaliyeed.
Iyadoo...
Masaajidka ceelasha biyaha
Masjidka ceelasha biyaha, oo ah mashruuca labaad ee aay DOOXO DF si furcaddi leh uga qeyb qaadatay uguna dhaqaaqday gurmad walaal oo ka kooban...
SHIR AY YEESHEEN GUDIGA FULINTA EE DDF IYO QODOBO AY KA SOO SAAREEN
UJEEDO CADEYN.
MAANTA OOY TAARIIKHDU TAHAY 19/09/2020 SHIR AY YEESHEEN GUDIGA FULINTA EE DDF WAXAY SI SAREEXAD LEH UGA DOODEEN QODOBADII AGENDAHA SHIRKA OO KALA...
Fanaanaddii Seynab Xaaji Cali Baxsan oo ku Geeriyootay Muqdisho
Allah u naxariistee waxaa goor dhow magaalada Muqdisho ku geeritootay Seynab Xaaji Cali Baxsan oo kamid aheyn fanaaniintii hore ee Soomaaliyeed.
Sanab ayaa muddooyinkii dambe...
Waa kuma gaasimaha cusub ee uu madaxweyne Farmaajo u magacaabay warfaafinta Madaxtooyada?
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magacaabay afhayeenkiisa cusub ee agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Soomaaliya.
Qoraal Ingiriis lagu qoray oo lagu baahiyey barta Madaxtooyada Soomaaliya ee...