Monday, March 6, 2023

Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Iyo Taiwan, Oo Fariimo Diblomasiyaded Is-dhaafsaday

Madaxweyne ku-xigeenka dalka Taiwan ayaa hadallo u muuqda kaftan iyo muujinta xidhiidhka saaxiibtinimo ee ka dhexeeya dalkiisa iyo Somaliland waxa uu bartiisa twitter ugu...

DEG DEG: Askar iyo saraakiil badan oo lagu laayey weerar ka dhacay duleedka Afgooye

 Inta la xaqiijiyay 12 askar iyo saraakiil isugu jira oo ka tirsanaa ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ayaa maqribnimadii caawa lagu dilay duleedka degmada Afgooye...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo tababar Diblomaasiyadeed u soo xiray qaar kamid ah shaqaalaha wasaaradda

Waxaa maanta xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda lagu soo gabagabeeyay tababar muddo labo bilood ah Machadka Qaranka ee Diblumaasiyadda uga socday 7 agaasime waaxeed oo...

Taliyihii ciidanka DANAB oo xilka laga qaaday, xili uu xabsi ku jiro iyo mid...

Taliyihii guutada 16-aad ee kumandooska DANAB, Gaashaanle Ismaaciil Cabdimalik Maalin ayaa maanta si rasmi ah xilka looga qaaday, xili uu xiran yahay muddo ku...

Madaxweynaha Uganda oo lagu eedeeyay inuu qaalliyeeyay u tartamida kuraasta barlamaanka

Musharrixiinta doorashada baarlamaanka Uganda ayaa la faray inay illaa Khamiista bixiyaan khidmadda lacageed ee murashaxnimadooda oo dhan $800, sida uu sheegay Guddiga Doorashooyinka. Si kastaba...

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Qoyska iyo Ehelada marxuum Cali Khaliif Galayr

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan tacsi ah la qaatay ehelada iyo qoyska Ra’iisul Wasaarihii Hore ee dalka Marxuum Cali Khaliif...

Xog: Caruurta Muqdisho oo qarka u saaran in ilaalo loo sameeyo iyo cabsi jirta

Waxaa maalinba maalinta ka dambeysa sii xoogeysanaya wararka sheegaya xatooyada caruurta iyo afduubka caruurta ku nool degmooyinka gobalka Banaadir. Hadal heynta ugu weyn ee Muqdisho...

NIGERIA oo ka cabaneysa Soomaali hubeysan oo lagu arkay xuduudaheeda

Agaasimaha guud ee Hay’adda Badbaadada Maamulka Badaha Nigeria (NIMASA) Dr. Bashir Jamoh ayaa sheegay in burcad badeedda Soomaaliya ay hadda ka howl-galaan dhul badeedka...

Xog: Afar caqabad oo weli hor-taagan magacaabista golaha wasiirada Rooble

Tan iyo markii la ansixiyey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble weli kuma guuleysan inuu soo dhiso Golahiisa cusub iyadoo uu gabaabsi sii yahay...

Madaxweyne Qoor Qoor oo caawa magacaabay lix xubnood

Wareegto caawa ka soo baxday xafiiska madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa lagu magacaabay afar guddoomiye maxkamad iyo laba xeer...

Xubnaha Dooxo Diaspora Forum