Gudoomiyaha baarlamanka Galmudug oo tallaabo yaab leh ka qaaday xildhibaano wada olole ka dhan...
Gudoomiyaha baarlamaanka maamulka Galmudug Maxamed Nuur Gacal ayaa maanta soo saaray warqad uu fadhiyada baarlamaanka uga mamnuucay xildhibaan ka tirsan golaha wakiillada Galmudug oo...
Maxay Kawada Hadleen Laftagareen iyo Wafdigii Dowladda Ee Gaaray Baydhabo?
Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) oo uu wehlinayo Guddoomiyaha Barlamanka Koonfur Galbeed Mudane Cali Saciid Fiqi ayaa kulan...
Al-Shabaab oo xirtay 20 qof oo midkiiba laga rabo 1,500 oo dollar + Magacyada
Dagaalyahanada Al-Shabaab ayaa maalmihii lasoo dhaafay lacag ku soo rogay qaar kamid ah shacabka ku nool degmada Jalalaqsi ee gobalka Hiiraan, waxaana la soo...
Madaxweyne Farmaajo oo codsi u diray shacabka
Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay maalinta Calanka oo ku asteysan 12-ka October, wuxuuna weydiistay codsi ka dhan ah...
Madaxweynaha Eritrea Afwerki oo Gaaray Itoobiya
Madaxweynaha Eritrea,Isaias Afwerki ayaa saakay gaaray magaalada Jimma ee gobalka ismaaulka Oromada dalka itoobiya , Ra’isulwasaaraha itoobiya Abiy Ahmed ayaa garoonka diyaaradaha ee magaaladaasi...
Dowladda federalka Soomaaliya oo ciidamo kale geysay gobolka Gedo
Dawladda Soomaliya ayaa ciidamo kale geysey xad beenaadka Soomaliya iyo Keny, halkaas oo dhawaan ay ka dhaceen isku dhacyo u dhexeeyay ciidamada Soomaaliya iyo...
Muqdisho : Waddooyinka caasimadda qaar oo saakay xiran
Qaar kamid ah waddooyinka magaalada Muqdisho ayaa xiran, waxayna dadka isticmaalayaan socod, ma jiraan gawaarida dadweynaha iyo bajaajta oo isticmaalaya waddooyinka xiran.
Waddada hor'umarta dekadda...
Maxabiis badan oo katirsan Daacish oo lagasii deynayo xabsiyada
Golaha Dimuqraadiga ee Suuriya ayaa ku dhawaaqay in ay 25,000 oo muwaadiniin reer Suuriya ah oo katirsan Daacish oo ku jira xerada caanka ah...
AMISOM iyo Al-shabaab oo ku dagaallamay duleedka Baraawe
Wararka ka imaanaya degmada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in uu halkaas dagaal ku dhex maray ciidamada AMISOM iyo Alshabaab, labada dhinac...
Kenya oo warqad digniin iyo hanjabaad dagaal ah usoo dirtay dowladda Soomaaliya
Dowladda Kenya ayaa qoraal diginin iyo hanjabaad ah usoo dirtay dowladda federaalka Soomaaliya, sida uu shaaciyey wargeyska African Intelligence.
Wargeyska ayaa sheegay in 2-dii October ay...