Tuesday, March 7, 2023

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyay geerida madaxweynihii hore Puntland

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Alle ha u naxariistee madaxweynihii hore Puntland Maxamed Cabdi Xaashi oo...

Xisbiyada Somaliland oo heshiis rasmi ah ka gaaray arrimaha doorashooyinka Maamulkaasi

Hargeysa (DOOXO NEWS) – Hoggaanka xisbiyada Somaliland ayaa maanta heshiis cusub oo ku aadan arrimaha doorashooyinka maamulkaasi ku gaaray Hargeysa. Hoggaanka saddex xisbi ee kala ah...

Liibaan imaam indhabuur oo beesha mudullood ugu baaqay iney dib u duubaan imaamkoodii xamar

Liibaan imaam maxamad axmad (indhabuur) oo ah wiil uu dhalay imaamkii abgaal ee xamar saldhigiisuna ahaa degmada shangaani ayaa ugu baaqay beesha mudulood iney...

Xildhibaannada Baarlamaanka oo Akhrinta 1-aad Marsiiyay laba Hindise Sharciyeed+Sawirro

Muqdisho:- Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheekh Ibraahim “Muudey” oo shir guddoomiyay kulanka guud ee golaha Shacabka ayaa...

Iska horimaad hubeysan oo ka dhacay Magaalada Gaalkacyo

Waxay faah faahin ka soo baxeysaa iska horimaad hubeysan oo caweyskii caawa ka dhacay Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug, kaasoo dhimasho iyo dhaawacba sababay. Iska...

Aqalka Sare oo sharci-daro ku tilmaamay ansixinta xeerka Metelaada Gobolka Banaadir

MUQDISHO DOOXO NEWS Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Dalka Cabdi Xaashi Cabdulaahi ayaa sharcidaro ku tilmaamay xeerarkii Golaha shacabka ay meel mariyeen ee afarta...

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Doxa kula kulmay Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Qatar

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ku sugan Magaalada Doxa ee Caasimadda dalka Qatar ayaa la kulmay Ra’iisul Wasaare kuxigeenka dowladda Qatar ahna...

Heesaagii Haacaaluu Hundeesaa oo lagu aasay magaalada Ambo

Ammaanka ayaa aad loo adkeeyay iyadoo heesaagii Ethiopia Haacaaluu Hundeesaa goordhow aaskiisa uu ka dhacay magaalada uu ku dhashay ee Ambo. Haacaaluu oo sidoo kale...

Faarax C/qaadir “DFS iyo Maamul Goboleedyada inay wada hadlaan waa arrin aas aasi u...

Xildhibaan Faarax Sheekh C/qaadir oo soo noqday Wasiirkii hore ee Cadaaladda iyo Dastuurka ee Xukuumaddii hore ayaa sheegay in dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada...

Illaa Afartameeyo Kuraasta Baarlamaanka oo is bedel lagu sameeyay deegaan doorashadooda (Akhriso)

Iyadoo maalin ka hor uu Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka uu ansixiyay asteynta kuraasta Baarlamaanka oo murano badan ka jiray ayaa waxaa isa soo...

Xubnaha Dooxo Diaspora Forum