Monday, November 29, 2021

81 ruux lagu dilay rabshadaha Itoobiya iyo Ciidamo Milateri la geeyay magaalooyinka

Ciidamo Milateri ah ayaa la geeyay qaar ka mid ah magaalooyinka dalka Itoobiya, iyadoo rabshadaha ka socda Gobolka Oromada uu sii xoogeystay, kaddib dilkii...

Shiinaha oo si kulul uga soo horjeestay xiriirka Taiwan iyo Somaliland

Safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya ayaa si kulul uga soo horjeestay xiriirka ay sameysteen Somaliland iyo Taiwan oo labadaba ah maamulo horay ugu dhawaaqay gooni...

Illaa Afartameeyo Kuraasta Baarlamaanka oo is bedel lagu sameeyay deegaan doorashadooda (Akhriso)

Iyadoo maalin ka hor uu Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka uu ansixiyay asteynta kuraasta Baarlamaanka oo murano badan ka jiray ayaa waxaa isa soo...

Faarax C/qaadir “DFS iyo Maamul Goboleedyada inay wada hadlaan waa arrin aas aasi u...

Xildhibaan Faarax Sheekh C/qaadir oo soo noqday Wasiirkii hore ee Cadaaladda iyo Dastuurka ee Xukuumaddii hore ayaa sheegay in dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada...

Heesaagii Haacaaluu Hundeesaa oo lagu aasay magaalada Ambo

Ammaanka ayaa aad loo adkeeyay iyadoo heesaagii Ethiopia Haacaaluu Hundeesaa goordhow aaskiisa uu ka dhacay magaalada uu ku dhashay ee Ambo. Haacaaluu oo sidoo kale...

Guddiga Doorashooyinka Madaxabanaan oo diiwaangeliyay 8 xisbi oo cusub

Guddiga Madaxbanaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa maanta Shahaadooyinka KMG ah ee diwaangalinta siiyay 8 xisbi oo ku biiraya xisbiyadii Guddiga uu horey u diwaangaliyay.. Munaasabadda...

Taageere Arsenal Ah Oo Mindi Lagu Dilay & Ninkii Dilay Oo Maxkamada Ka Sheegay...

Nin mindi ku hubeysan ayaa dilay taageero Arsenal ah iyagoo jooga xarun tareen ka dib markii uu si qaldan u eegay sida ay maxkamada...

Ciidanka Xoogga oo Howl-gal Qorsheysan ku dilay laba horjooge oo ka tirsanaa Al-Shabaab

Ciidanka kumaandooska XDS ee danab ayaa howgal qorsheeysan waxeey kasameeyeen degaanka Urunji oo hoostaga degaanka Janaale ee Gobolka shabeelaha hoose halkaasi oo maleeshiyaadka al-Shabaab...

Lionel Messi tells Barcelona he wants to leave – sources

Lionel Messi has told Barcelona that he wants to leave the club this summer, sources have confirmed to ESPN. The club confirmed to ESPN Deportes’ Jordi Blanco on...

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyay geerida madaxweynihii hore Puntland

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Alle ha u naxariistee madaxweynihii hore Puntland Maxamed Cabdi Xaashi oo...

Xubnaha Dooxo Diaspora Forum