Monday, November 29, 2021

Man City Oo Dalab Lacageed Iyo Laba Ciyaartooy Ah Ka Geyneysa Saxiixa Messi

Man City ayaa damacsan in ay dalab ka geeyaan saxiixa Messi si ay farsamadiisa u helaan inta suuqa xagaaga 2020-ka uu furan yahay Messi ayaa...

Arsenal Oo Guul Weyn Ku Bilaabatay Kulamadeeda Isku Diyaarinta Xilli Ciyaareedka Cusub, MK Dons...

Kooxda Arsenal ayaa guul weyn ka gaadhay kooxda MK Dons kulan ka dhacay garoonka Stadium MK iyada oo Arsenal si fiican ku bilaabatay kulamada...

Xafladayntii Cristiano Ronaldo & Kooxdiisa Juventus Ee Koobka Serie A Oo La Damiyay Daqiiqadii...

Kooxda Juventus ayaa guuldaro xanuun badan kala kulantay kooxda Udinese waxayna Cristiano Ronaldo iyo Sarri waayeen fursadii ay caawa ugu xafladayn lahaa koobka Serie...

Mohamed Salah Oo Shaki Galiyay Mustaqbalkiisa Liverpool Kadib Ku Guulaysigii Horyaalka Premier League.

Xiddiga kooxda Liverpool ee Mohamed Salah Ayaa Shaki Galiyay Mustaqbalkiisa Kooxda Liverpool kadib markii uu saacado yar kadib kor u qaaday koobka prmeier League. Xiddiga...

Juventus Oo Guuldaro Lama Filaan Ah Kala Kulantay Udinese Xilli Dib Loo Dhigay Caleemo...

Juventus ayaa guuldaro lama filaan ah kala kulantay kooxda Udinese kulan ka tirsanaa horyaalka Serie A-da xilli dib loo dhigay dabaal dagaya Juventus ee...

Real Madrid Oo Barbaro Niyadjab Leh Ku Soo Xirtay Xilli Ciyaareedka Horyaalka La liga...

Kooxda kubadda cagta Leganes ayaa soo afjartay guulihii xidhiidhka ahaa ee Real Madrid ee ay soo wadday tan iyo markii uu horyaalku dib u...

XOG: Xiddigaha Goolasha Ugu Badan Ku Dhaliyay Taariikhda Premier League

Xiddiga weerarka uga ciyaara kooxda Chelsea ee Olivier Giroud ayaa ah xiddiga goolasha ugu badan ku dhaliyay madaxa horyaalka premier league tan iyo markii...

Ole Gunnar Solskjaer Oo Laba Ciyaartoy Ku Eedeeyey Guul-darradii Manchester United Kasoo Gaadhay Chelsea...

Tababaraha Manchester United, Ole Gunnar Solskjaer ayaa laba ka mid ah ciyaartoyda kooxdiisa ku eedeeyey inay sabab u ahaayeen guul-darradii Red Devils kasoo gaadhay...

RASMI: Lionel Messi Oo Markii Toddobaad Ku Guuleystay Abaal-marinta Pichichi Trophy

Xiddiga reer Argentine ee Lionel Messi ayaa markii toddobaad xirfaddiisa ku guuleystay abaal-marinta Pichichi Trophy, waxaanu sannadkan ku garaacay weeraryahanka Real Madrid ee Karim...

Taageere Arsenal Ah Oo Mindi Lagu Dilay & Ninkii Dilay Oo Maxkamada Ka Sheegay...

Nin mindi ku hubeysan ayaa dilay taageero Arsenal ah iyagoo jooga xarun tareen ka dib markii uu si qaldan u eegay sida ay maxkamada...

Xubnaha Dooxo Diaspora Forum