Wednesday, January 26, 2022

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo maanta booqday Safaarada Soomaaliya ee dalka Qadar

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre iyo Guddoomiyaha Bangiga Dhexe ee dalka Mudane Cabdiraxmaan Maxamed oo magaalada Dooxa booqasho ku jooga...

81 ruux lagu dilay rabshadaha Itoobiya iyo Ciidamo Milateri la geeyay magaalooyinka

Ciidamo Milateri ah ayaa la geeyay qaar ka mid ah magaalooyinka dalka Itoobiya, iyadoo rabshadaha ka socda Gobolka Oromada uu sii xoogeystay, kaddib dilkii...

Shiinaha oo si kulul uga soo horjeestay xiriirka Taiwan iyo Somaliland

Safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya ayaa si kulul uga soo horjeestay xiriirka ay sameysteen Somaliland iyo Taiwan oo labadaba ah maamulo horay ugu dhawaaqay gooni...

Illaa Afartameeyo Kuraasta Baarlamaanka oo is bedel lagu sameeyay deegaan doorashadooda (Akhriso)

Iyadoo maalin ka hor uu Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka uu ansixiyay asteynta kuraasta Baarlamaanka oo murano badan ka jiray ayaa waxaa isa soo...

Faarax C/qaadir “DFS iyo Maamul Goboleedyada inay wada hadlaan waa arrin aas aasi u...

Xildhibaan Faarax Sheekh C/qaadir oo soo noqday Wasiirkii hore ee Cadaaladda iyo Dastuurka ee Xukuumaddii hore ayaa sheegay in dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada...

Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Nabadsugida iyo Booliska Haramcad oo ka socda Dhuusamareeb

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeya Ciidamada Nabadsugida iyo Ciidanka Booliska ee Haramcad ayaa ka socda xaafado ka tirsan...

Guddoomiyihii Ururka Naafada K/Galbeed oo lagu dilay Baydhabo iyo Al-Shabaab oo sheegatay

Guddoomiyihii ururka Naafada Koofur Galbeed Shariif Mukhtaar Jiis ayaa kooxo hubeysan ay ku dileen hoygiisa oo ku yaalla magaalada Baydhabo. Sida wararku sheegayaan kooxo bastoolado...

Guddiga Doorashooyinka Madaxabanaan oo diiwaangeliyay 8 xisbi oo cusub

Guddiga Madaxbanaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa maanta Shahaadooyinka KMG ah ee diwaangalinta siiyay 8 xisbi oo ku biiraya xisbiyadii Guddiga uu horey u diwaangaliyay.. Munaasabadda...

Daawo Reysal wasaaraha Magacaaban oo Codka kolsooni ka Codsaday Golaha Baarlamaanka

Daawo Reysal wasaaraha Magacaaban oo Codka kolsooni ka Codsaday Golaha Baarlamaanka Rooble ayaa la filayaa in dhawaan la hor geeyo Xildhibaanada Somaliya si uu...

Prof. Jawaari: “Xasan Kheyre guriga ayuu iigu yimid waxa uuna i weydiistay arrintan.”

Gudoomiyihii hore ee golaha shacabka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa ka hadlay kulankii uu dhawaan la qaatay ra’isul wasaarahii hore dalka mudane Xasan Cali...

Xubnaha Dooxo Diaspora Forum