Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Nabadsugida iyo Booliska Haramcad oo ka socda Dhuusamareeb
Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeya Ciidamada Nabadsugida iyo Ciidanka Booliska ee Haramcad ayaa ka socda xaafado ka tirsan...
C/raxmaan C/shakuur “Buugga Villa Somalia wax ka fiiriso, waxaa laga soo minguuriyay Addis Ababa”
Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir C/raxmaan C/shakuur Warsame oo xalay ka hadlayay Munaasabad uu Xisbigiisa Wadajir ku qabtay magaalada Muqdisho laguna xusayay 1-da Luulyo ayaa ka...
Axmed Madoobe oo ka digay muddo kororsi loo sameeyo dowladda Madaxweyne Farmaajo
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo xalay ka hadlayay Munaasabadda 1-da Luulyo oo ka dhacday Kismaayo ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee...