Sunday, November 29, 2020

Madaxweyne Laftagareen oo Maanta Furay Kalafadhiga Labaad Ee Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed

Madaxweynaha dowlad goboledka  Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-Gareen ayaa maanta furay Kal-Fadhiga labaad ee golaha wakiillada Koonfur Galbeed isagoo khudbadiisa furitaanka kaga...

Ra’iisalwasaare Rooble oo Ku Dhawaaqay Golaha Wasiirrada Cusub

Ra,iisalwasaare Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa goordhow oo caawa waxaa uu ku dhawaaqay golaha wasiirrada cusub, kuwaas oo ka la shaqeyn doona. Wasiirrada la magacaabay...

Qoor Qoor oo agaasime cusub u mgacaabay madaxtooyada GALMUDUG

Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa maanta magacaabis sameeyey, kadib wareegto ka soo baxday xafiiskiisa. Qoor Qoor ayaa...

Ilhaan Cumar oo shaacisay qorshe uu damacsan yahay Trump oo ‘halis ku ah’ nolosheeda

Ilhaan Cumar oo ka tirsan golaha Congress-ka dalka Mareykanka ayaa jawaab kulul ka bixisay eedeyntii uu dambeysay oo uu u jeediyey madaxweyne Donald Trump...

Ciidamada ammaanka oo baro koontorool oo hor leh ka sameystay Muqdisho + Sawirro

Ciidamada ammaanka ee dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maalmihii u dambeeyey kordhiyey baraha koontarool ee ku yaalla magaalada Muqdisho, kuwaas oo lagu baaro...

Dhagxaantii laga qaaday jidadka MUQDISHO oo ay beddeshay caqabad cusub

Inkastoo la qaaday guud ahaan dhagxaantii la dhigay wadada Wadnaha ee magaalada Muqdisho, islamarkaana munaasabad lagu furayay wadooyinkii xirnaa Talaadadii lagu qabtay Muqdisho, ayaa...

Sacuudiga oo ku ceeboobay cod-bixin ka dhacday QM

Saudi Arabia ayaa Talaadadi ku guul-darreystay inuu xubin ka noqdo, Golaha Xuquuqda Aadanaha ee Qaramada Midoobay, hase yeeshee waxaa Golahan oo ka kooban 47...

Orodyahan Mo Farah oo xil looga dhiibay dalka Jabuuti

Maxamed Faarah oo loo yaqaano (Mo Farah) ayey dowladda Jabuuti u magacowday Safiirkooda Maamulka Dekeddaha iyo aagga xorta ah (DPFZA). Dowladda Jabuuti ayaa dib u...

Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Iyo Taiwan, Oo Fariimo Diblomasiyaded Is-dhaafsaday

Madaxweyne ku-xigeenka dalka Taiwan ayaa hadallo u muuqda kaftan iyo muujinta xidhiidhka saaxiibtinimo ee ka dhexeeya dalkiisa iyo Somaliland waxa uu bartiisa twitter ugu...

DEG DEG: Askar iyo saraakiil badan oo lagu laayey weerar ka dhacay duleedka Afgooye

 Inta la xaqiijiyay 12 askar iyo saraakiil isugu jira oo ka tirsanaa ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ayaa maqribnimadii caawa lagu dilay duleedka degmada Afgooye...

Xubnaha Dooxo Diaspora Forum